AMANTA 2014 KA qurux waxad u egtay computer apple iyo ipadka - TopicsExpress



          

AMANTA 2014 KA qurux waxad u egtay computer apple iyo ipadka o kale e application badaney qof smart ah inatahay dadka an usheege see we lucky adiguna more furan aroorey airportka lafyahay airplane ta duushay spaghetti maraqlay Ubaxyada gudute laga helay store kay blue ball udgooney apple iiyo tufaaxey qare aad u wayney inan yahay greenkay orange lagu qaboobay inan yaable ba tahay muuqa iyo arigtada screen touch ba tahay garashiyo aqoontana iphoneka malaha iyo waliba 5s ba tahay informationkaaga Santalite ka aado fikirkiyo odhaahdiyo tellitanka ereyadiyo google laga adeegtiyo internet yar batahay hadalkiyo aftahanimada mar idaacad batahay dusha laba ateeniyo botton iyo alaab kuleh mar aalad kalo unugyada sirdoonkiyo FBI du qaatan skin kagu wa light style kagu wa waw waw speed kaaagu wa fast smell kagu wa ubax speech kagu wa nice absuletly cool iyo qof Amazing ah batahay ana dual ku jecelo date ka raba ban ahay mana ahi mid dhaamo axmaqnimo dagaalkiyo ubadkiyo oorida afka inan ka laadiyo abuse ka ma aqaani odayada gaboobe ssi da qaate stare box ka jooge aroortii kafeega iyo isku cuna kiniiinke intay wada wareeran isku xanaaaqe is dila kuma jiro kuwan abahod iyo cidu soo inkaartee iska rida surweelke street ka joogee iyagoo qalaafo leh isku haysta gangay isku toogta suuqe geedaha afuufe aqli gurey kuma jiro kuwa beerta aade irbadiyo siliijkiyo isku dura drag e la ilobey kuma jiro mintidiinta army ga akeyga haystee afka duubta badankee aaga kismayiyo laga helo afgooyiyo colka abusubayr iyo alshababna kuma jiro adiguna udgooney waliga inkaariyo indhahagu meel daran isha wali kumad qaban mad arag club yada after party mad tagin cooker bar na mad iman double apple la dhuqiyo afka shishad mad galin ana kula mid ban ahay inuu xalku allright iyo waliba ókey yahay answer da suaalaha emailka soo gali
Posted on: Thu, 06 Mar 2014 12:20:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015