AQRI WARBIXINTAAN WAA MUHIIM : Malaashiyaadka Kooxda Al-shabaab - TopicsExpress



          

AQRI WARBIXINTAAN WAA MUHIIM : Malaashiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa shalay ku hoobtay dagaal ay la galeen dadka ku dhaqan deegaanka Mareer oo qiyaastii 60KM koonfur bari kaga beegan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Maleeshiyaadka ayaa weerar ku soo qaaday dadka deegaankaasi degan,iyagoo doonayay in dhacaan xoolahooda dadka deegaankana weey iska difaaceen. Maleeshiyaadka Shabaab ayaa goobta uga cararay meeydadka qaar ka mid ah maleeshiyaadkii laga laayay. 1 LIKE = 1 RESPECT for dadka Reer Mareer ♥
Posted on: Fri, 16 Aug 2013 13:23:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015