Hadii aan jubbaland ku eedeeno qasaaraha shacabka ma ahan in aan - TopicsExpress



          

Hadii aan jubbaland ku eedeeno qasaaraha shacabka ma ahan in aan ka baxnay taageeridii jubbaland. Fikir dheer kadib waxaan ogaanay in shacabka meesha lagu dhibaateeyay ogaada waxa is hayo waxay isu badashay beeelo ilaaa la helo dhex dhexaadin waxaan tabin doonaa xaqiiqda iyo dhibta shacabka sidoo kale waxaan sheegi doonaa labada dhinac cidda magaalada gacanta ku heeyso taasna ka gaban meeyno. waan aragnaa commentiskiina ah pagekaan awalba waan ka shakisaneeyn baad ku heeysaan war 28oo shacab ah baa dhimatay dhinacyada dagalamayay sidoo kale waa dhammaadeen dadka shacabka aan aqaan waji ahaan waa 8qof. Marka taaageerida jubbaland ka tanasuli meeyno laakin shacabkeena aan magacooda wadano ineey dhammaadan oo waliba hub cul culus la adeegsadaaa waan ka soo hor jeednaa. waan sii wadeeyna wararka laakin ma tabin doono mana buun buunin doono ilaa maamulka ka hadlayo dhibaatada shacabka. Jubbaland oo cadow badan leh inaan afka ku ceeyno ma rabno laaakin waan sheegeeyna gumaadka maleeshiyada qaar ay geesteen oo u eg mid arxan daro ah dhammaan adminada pageka wararkooda waan u soo jeestay waliba tifaftirayaa. Maxaa yeelay intaan howl kale ku mashquulsanaa beey shacabka wax kale ka dhex abuureen, Admine---shiine
Posted on: Sat, 29 Jun 2013 16:22:12 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015