IGAD ? Dr Kiriti wasiirka arrimaha dibada sudan wuxuu yiri, Waa - TopicsExpress



          

IGAD ? Dr Kiriti wasiirka arrimaha dibada sudan wuxuu yiri, Waa inn xarun ta urur goboleedka IGAD , lagga soo baddalo dalka Jabuuti. Siyaasadii ururka IGAD waxay gacanta u gashay Ethiopia. Waxaadna moodaa innay gacanta ku hayaan codka iyo kursigga dalalka soomaaliya iyo Jabuuti. Wada hadaladii mucaaradka south sudan iyo dowladda south sudan waxa a luggu soo wareejin doonaa dalka Kenya ka dib codsi ka yimid dalka South Sudan.Seyoum Mesfin oo ahaa wakiilka IGAD wuxuu la soo baxay dhaqankii Tigreega lugu bartay wuxuuna xoogga saaray innuu gacanta ku dhigo masiirka shacabka South Sudan balse ma dhicin ? WAJI GABAX ? Lueth said, “We are appealing to the region and especially the Kenyan government. Kenya is the centre for everything here in the region. This is where our message should be carried from.”
Posted on: Fri, 03 Oct 2014 16:05:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015