Sabtida beri ah #Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya waxaa la - TopicsExpress



          

Sabtida beri ah #Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya waxaa la yaala arrin aan ku cusbeyn, waxaa la is weydiinayaa sidee ayey arrinta u maareyn doonaan? ma guurti iyo odoyaal gar-cas ah ayey noqon doonaan mise gurbood yar-yar oo xaajada guha-guheeya jeebkii lacag haystana la jira? waa Qormo kooban ay qortay Horseed Media – My understanding is that – We can argue the Somalia parliament about what we think is good and bad in this political drama but the ultimate verdict will be for the Somali People Good luck PM Abdiweli Sheikh Ahmed!
Posted on: Fri, 05 Dec 2014 22:11:31 +0000

Trending Topics




© 2015