: Weligaa Go’aan Ha Qaadan Inta Aad Murugsantahay: go’aanka - TopicsExpress



          

: Weligaa Go’aan Ha Qaadan Inta Aad Murugsantahay: go’aanka aad qaadato xiliga aad murugsantahay wuxuu noqdaa mid qaldan intiisa badan ma noqdo mid saxan sidaa awgeed qodobkaasi waa inaa ka feejignaataa… 2: Balan Ha Qaadin Marka Aad Faraxsantahay: xiliyada aad ku sugantahay farxada oo aadan ogeyn waxaad ku sugantahay qofna balan haka qaadin waayo waxaa macquul ah balantaas aad qaaday ineey kaftan kaa noqoto waayo farxadii ayaa kaa badatay. 3: Jawaab Ha Celin Xiliga Aad Xanaaqsantahay: Isku day inaadan wax jawaab ah celin xiliga aad xanaaqsantahay maxaa yeelay jawaabtaadu waxey noqoneysaa mid ka turjumeyso xanaaqaada waxyeelo xoogana ku reebto qofka aad u jawaabeysid.
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 21:18:35 +0000

Trending Topics




© 2015