naftu doqonsana damac waalanaa waxay doonto bari kuu diili ogaa - TopicsExpress



          

naftu doqonsana damac waalanaa waxay doonto bari kuu diili ogaa dantu kaa adagaa durba celin ogaayeey labadaa is dadka dhibi ogaa risiq eebe kuu diidey kaa durugsan nin uu duunyo siinaayo deeqi u dhawaa taa waxaa daliil u ah haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf midna caysha daayacan oon u daal usoo marin kama helo duleedaa sidaay diintu nagu tidhi dayaxana ah dhaaftee qayrkaa darajaduu heley rabbi kaama daahine dadaal gaadhi noontide dahaab aadan laheyn ku tidhaa daldalo ha ka dayrin waligaa nolosha aadu daristahay ha u doodin abidkaa tu kalooku dayasha ah taa waxaadaliil u ah oo inooga digika xaadiisbaa kusoo dagey mar uun la ismaa garab dago dad ma wada sinaan karo aduun waa isdaba maal
Posted on: Tue, 27 Aug 2013 15:55:26 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015