waxaa jirta warqad baraha laguwada xiriiro lagu faafiyo ama iyadoo - TopicsExpress



          

waxaa jirta warqad baraha laguwada xiriiro lagu faafiyo ama iyadoo teeb garaysan oo sheegayso in sheekh layiraahdo sh axmed oo qabriga Nabiga scw waardiya ka ahaa uu Nabiga ku riyooday arima badana usheegay arimahaa waxaa kamida in ruuxii warqaddaan badiyo uu ilalahay faraj khayr qabo uu siinayo ruuxii kajeestana uu arin xun lakulmayo, awal waxay ahay warqad oo kaliya hadase waxaa lagu soo kordhiyay iyadoo cod ah in whatsup ka la isugu soo diro sheekh warqaddaa ma waxjira? -------------------------------------------------- Walaal Share Dheh Si Walaalo Badan Oo Aan Ogeyn Fariintan Uga Faaiideystaan Adiga Nah Aad Ajar Ugu Yeelato Mahadsanid Arimaha Dhalinta
Posted on: Sat, 13 Dec 2014 03:55:51 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015