' ALLE S.W waxuu yiri: {{kuwa xaqa rumeeyow maxaad leedihiin oo - TopicsExpress



          

' ALLE S.W waxuu yiri: {{kuwa xaqa rumeeyow maxaad leedihiin oo marka laydin dhaho ku baxa jidka Eebe aad ugu cuslaataan dhulka, ma waxaad ku ralli noqotaan nolosha adduun aakhiro ka sokow, nolosha adduunyo marka aakharo loo dayo waa uun raaxo yar * haddaydaan bixin wuxuu Eebe idin cadaabi cadab daran, wuxuuna idinku badali qoom aan idinka ahayn, waxna kama dhibaysaan Eebe, ilaahayna wax kasta oo uu doono waa karaa. 9 38-39}}
Posted on: Sat, 21 Sep 2013 14:47:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015