------>FIKIRKAAGU WAA MUHIIM - TopicsExpress



          

------>FIKIRKAAGU WAA MUHIIM ■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■ ARIN LAYAABLEH AYAA MAANTA KA DHACDAY EINDHOVEN-NETHERLAND Xaliimo single mother ohoo somali ah oo dhashay 3 canug oo kala aabe ah ayaa gurigeeda waxaa booqasho aan is ogeen ku yimid abayaashii caruurta dhalay labo ka mid ah kadib wexey isku dhex garaaceen guriga dhexdiisa bolis ayaa yimid somalina wey so dhex gashay mid ka mid ah ayaa ku andacooday xariifkaan wuxuu ku dayaayay qofta halka kii kale uu yiri maxaa kaa galay adiga maa qabo iyadaa la weydiiyay oo la dhahay yaa qaldan labadaan ruux oo qaladka dusha laga saaraa wexeyba soo istaagtay labadoodaba wey qaldan yihiin ee iiga bixiya guriga ■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■■ Aniga fikir ahaan teyda waxaa meesha ku fashilmay ninkii danaanada ku socday adiga fikirkaaga ka dhiibo
Posted on: Wed, 07 Aug 2013 06:34:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015