1.SAREEYE GAS MAOHAMED SIYAAD BARE S/Guud Maxamad Cali Samatar; - TopicsExpress



          

1.SAREEYE GAS MAOHAMED SIYAAD BARE S/Guud Maxamad Cali Samatar; S/Gaas Xuseen Kulmiye Afrax; S/Guuto Ismaaciil Cali Abokor; S/Guuto Axmad Saleebaan Dafle; S/Gaas Cabdalle Maxamad Faadil; S/Guuto Maxamad Sh Cusmaan; S/Guuto Cali Mataan Xaashi; S/Guuto Maxmad Cali Shire; G/Sare Axmad Maxamad Faarax; G/Sare Muuse Rabiile Good; G/Sare Cusmaan Maxamad Jeelle; G/Sare Axmad Xasan Muuse; G/Sare Faarax Wacays Duule;G/Sare Cabdi Warsame Isaaq; G/Sare axamad Cumar Jees; G/Sare C/Risaaq Maxamad Abubakar; G/Sare C/Qaadir Xaaji Masalle; G/Sare Maxamad Mire Muuse; S/Guuto Salaad Gabayre Kadiye; S/Guuto Maxmad Caynaanshe Guuleed; S/Gaas Jaamac Cali Qoorsheel; S/Guuto Axmad Maxamuud ‘Qoorwayne’; G/Sare Bashiir Yuusuf Qoslaaye. Dadkaasi waxay dhammaantood ahaayeen xubnihii aasaasay xusbigii Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed, ee ka curtay Jamhuuriyadda Soomaliya 21kii bishii Oktoobar sannadkii 1969. Halkan ka daawo sawirro hore (Black & White) oo masuuliyiintaasi lahaayeen:
Posted on: Mon, 07 Oct 2013 22:07:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015