24.July.2013 Maalin Muhiim Ii ahayd Farxad iyo Raynrayn iiigu - TopicsExpress



          

24.July.2013 Maalin Muhiim Ii ahayd Farxad iyo Raynrayn iiigu Abaal gudeen Ardaydayda Jaamacada Hargeisa........................ Hadii Dadkeena soomalidu Abaal u Celin Yaqaaanin ugu yaraaan iyako leh Thnx Qaab dhismeedkeena Guracan ee Gobtahanyada Miidhan leh ee Bilaa Abaal Celinta ah waa laga Rayn Lahaa........... Waajib Qaranku Igu Leeyahay ayuunbaan Gudanayaa oo Aqoonta alle i Baray Taagtay doonto ha yeelatee inan Cid uun Gaadhsiiyo Waa Sababtan Waqtigayga Qayb Ka mid ah Ugu Qarash Gareeyo Sidaa Daraadeed shahaadoyinka iyo Hadiyadaha Noocan ahi Way (Stimulate) carinayaan hamigayga iyo Hankayga Xaqiiq Waan idiin hagar baxaya inta Taagtayda ah.
Posted on: Wed, 31 Jul 2013 23:17:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015