26 ka june 1960-ka waa markii uhoreysay oo ciida somaaliya laga - TopicsExpress



          

26 ka june 1960-ka waa markii uhoreysay oo ciida somaaliya laga taago calan soomaaliyed xalay saacadu marka ay ku istagtay 12 ka habeenimo ee saqda dhexe ayaa calanka lagataagay fagaraha xarunta villa somalia. Waxaa taagna gobta madaxwenaha, Raissul wasaaraha, gudoomiyaha Baarlamaanka, wasiiro iyo xidhiwano. Dadka waxa ay muujinayeen dareen ilaa calanka laga qaado dhulka oo uu ka dulbabado hawada iyagoona isha ay la sii racayay. Marqura markii calanka la suray ayay dadka sacab tumeen iyaga oo dhodaa bam beyda oo gaada ka ciyar soo ban dhigay. Qofkii u horeeyay ee hadlay waxa ay aheyd fowsiyo yussuf xaaji, wasirka arimaha dibadda ahna Raiisul wasaare ku xugeenka oo kasoo jeda wa qooyiga fowsiya kama sheegin halkaasi wax badan lakin waa ay hambalyeysay. Madaxweynaha xasan sheik mahamuud ayaa xusay in ay diyaar u yihiin wax waliba oo lagu daweynayo dhaawacii gaaray walalaha waqoyi 26 ka june waa maalin ku weyn shacabka soomaliyeed qimo iyo qadarina ay u hayaan.
Posted on: Wed, 26 Jun 2013 16:30:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015