40ka Ciyaaryahan Ee U Sharaxan Kooxda Sannadka Uefa Oo Lagu - TopicsExpress



          

40ka Ciyaaryahan Ee U Sharaxan Kooxda Sannadka Uefa Oo Lagu Dhawaaqay. Yaa Ku Jira? Waxaa Qoray: Balaleti Taariikh: 25-November-2014 Uefa ayaa ku dhawaaqday maanta 40ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta kooxda sannadka Uefa ee Uefa Team of the Year. Abaalmarintaan oo la soo bilaabay sannadii 2001 ayaa waxaa u codeeya 11ka xiddig ee sannadkan 2014 ugu fiicnaa kooxaha Yurub taageerayaasha kubada cagta oo ka codeeya website-ka Uefa. Horyaalada La Liga iyo Bundesliga ayaa ku leh ciyaartoyda ugu badan halka England ay ku soo xigto Serie A waxaa kaliya kaga jira seddex xiddig oo u ciyaarta Juventus. Xiddigaha u Sharaxan Kooxda Sannadka Uefa waa sida tan: Goolhaye: Gianluigi Buffon (Juventus), Manuel Neuer (Bayern Munich), Thibaut Courtois (Chelsea), Beto (Sevilla) Daafac: Sergio Ramos (Real Madrid), Diego Godin (Atletico Madrid), Miranda (Atletico Madrid), Vincent Kompany (Manchester City), Jerome Boateng (Bayern Munich), Medhi Benatia (Bayern Munich), David Alaba (Bayern Munich), Ezequiel Garay (Zenit St Petersburg), Mats Hummels (Borussia Dortmund), Philipp Lahm (Bayern Munich), Pablo Zabaleta (Manchester City), Dani Carvajal (Real Madrid Khad Dhexe: Toni Kroos (Bayern Munich), Luka Modric (Real Madrid) ,Ángel Di María (Manchester United), Arjen Robben (Bayern Munich), Ivan Rakitić (Barcelona) ,James Rodríguez (Real Madrid), Koke (Atletico Madrid), Xabi Alonso (Bayern Munich), Marco Reus (Borussia Dortmund),Paul Pogba(Juventus), Yaya Touré (Manchester City), Arda Turan (Atletico Madrid). Weerar: Gareth Bale (Rea Madrid), Diego Costa (Chelsea), Thomas Müller (Bayern Munich), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Zlatan Ibrahimović (Paris Saint-Germain), Robert Lewandowski (Bayern Munich), Alexis Sánchez (Arsenal), Karim Benzema (Real Madrid), Lionel Messi (Barcelona), Jonatan Soriano (Red Bull Salzburg),Carlos Tévez (Juventus), Neymar (Barcelona). #RIDWAAN
Posted on: Tue, 25 Nov 2014 14:09:17 +0000

Trending Topics



t:30px;">
If your friend says, “Man, I miss hip-hop from back in the
Please tell me how the cops are wrong in this case. Now remember

Recently Viewed Topics




© 2015