AMISOM Sector III Commander, Brig. Gen .Gabaremadhin Fikadu in a - TopicsExpress



          

AMISOM Sector III Commander, Brig. Gen .Gabaremadhin Fikadu in a meeting with members of the Baidoa Women Association. The meeting addressed several issues including how the security in the area can be improved and their responsibilities as residents. Community engagement remains key to the AMISOM effort at restoring peace in Somalia. Taliyaha qeybta 3aad ee AMISOM Jeneraal Gabremedhin Fikadi ayaa kulan Baydhabo kula yeeshay xubno ka tirsan Ururka Haweenka Baydhabo. Shirka ayaa looga hadlay dhowr arrimood oo ay kamid yihiin sida ammaanka deegaanka loo sugi lahaa iyo doorka dadka deegaanka. Hawlgalinta bulshada ayaa weli muhiim u ah dadaalada AMISOM ee soo celinta nabadda Soomaaliya.
Posted on: Sat, 26 Jul 2014 09:38:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015