[AS A PRINCIPLE, DONT ALLOW IT IN THE 1ST PLACE]: If - TopicsExpress



          

[AS A PRINCIPLE, DONT ALLOW IT IN THE 1ST PLACE]: If inappropriate picture of you is taken or inappropriate Video is recorded by someone that you probably trust so much, let even that person be a spouse, Just know its intended audiences intentionally or intentionally are third parties. It can unfortunately be recorded secretly, but it can sometimes also happen with your consent sadly. This is a principle that many innocent girls/women dont know or understand and miserably regret for the rest of their lives. I am sure that you have heard or seen stories in this regard. Be warned!!! [MARKA HOREBA HA ISKU OGOLAAN]: Hadii Sawir Khaldan/Anshax-Xumo ah Lagaa qaado, ama Video Khaldan/Anshax-Xumo ah Lagaa duubo, wiil iyo Gabar waxaad doonto ahaaw e, ogoow in loogu talagalay in dad kale in eey arkaan ama daawadaan oo aan aheyn kan sawirkaa qaadey ama laga qaadey, ama video-gaa duubay ama laga duubey, hadii xitaa aan sidoo loogu talagalinna inta ugu badan sidaa ayaa dhacda. Waa macquul in si kama ah ama ula kac ah Ummadkale u arkaan ama u daawadaan. Inta badan Sawirada Nuucaa ah, ama Video-yada nuucaa ah, waxaa qaada qof aad loogu kalsoonyahay dhinackastaba, Dad qoys isu ahba haku jiraane (Reer Xaas wada ah). Weey dhacdaa in si sir ah lagaaga qaado ama lagaaga duubo, waxaase nasiib darro! Dhacda adigoo og, ogolna in lagaa qaado ama duubo. Waa Qaanuun Badanaa Dumar badane aaney Fahamsaneyn, noloshoodana si xun waxweyn uga badala, aadna eey uga shallaayaan noloshooda inta ka dhiman. Waa hubaal in aad maqashey ama aragteyba Dhacdooyin badan oo qodobkan quseeya.
Posted on: Sat, 26 Oct 2013 03:56:50 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015