Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: - TopicsExpress



          

Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: "Wanaajiya dumarka oo si wanaagsan oo naxariis leh ula dhaqma. Dumarkawaxaa laga abuuray feer (feertuna waa qalloocan tahay) Dhinaca ugu qalloocbadan feertana waa dhinaca sare. Haddii aad damacdo inaad toosiso waa jebinaysaa,haddii aad sideeda u deysana, qallooceeda bay iska ahaan. Marka wanaajiyadumarka oo si naxariis leh ula dhaqma". (Bukhaari iyo Muslim). Copy Šhêĭkhuna sh Ahmed Adan xashi jazakalahu kheyr Šhêĭkhuna aamiin
Posted on: Sun, 23 Jun 2013 02:42:33 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015