Af somaliga cusub ee ciyalka xafada iyo saq dhexe iyo wixi so - TopicsExpress



          

Af somaliga cusub ee ciyalka xafada iyo saq dhexe iyo wixi so jeedo 1-mobelkan chinese waye (qoftaan wax jiro ma ahan cml) 2- mobelkan labo simkare waye (qoftan garob 2 dhal ah waye cml). 3-mobelkan jaajar afyare ayu qaataa (qoftaan bikro waye cml). 4- mobelkan touch screen waye cml (qoftaan suno gud waye cml). 5-mobelkan kaligisa ayu is wacaa (qoftaan shakiley waye cml). 6-mobel kan 3310 waye ( qoftan dadki hore waye cml ). 7- mobelkan samecada ayu la yahay (qoftaan dhagool waye cml) . 8-mobelkan iphone 5 waaye (qoftaan magalka aye ku cusubtahay cml). 9-mobelkan fiyuska ayu ka gubtay (qoftan firconi waye cml). 10- mobelkan jajar af weyne ayu qadana (qoftan wa la so guursaday). 11- mobelkan bluetooth ma lahan ( qoftan rer badiye waye cml) . 12- mobelkan internet ayan uso furaa ( qoftan wa so mehersanaa cml). 13- mobelkan smart phone waye ( qoftan wax ma diido waye afka hore waye cml ). kkkk dir kaligaaga ha qoslin asxaabta hakula qoslaan .Copy Right {(macalimow gudnite ma palz
Posted on: Mon, 18 Nov 2013 17:40:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015