Aleylehe waa inaan tahriibo oo pasport dal shasheye soo qaato - TopicsExpress



          

Aleylehe waa inaan tahriibo oo pasport dal shasheye soo qaato si.an dowladda shaqo uga helo ...... waaayo. Waayo waaayo Aqriso Magacyada iyo Baasaboorada ay wataan liiska Wafdiga Madaxweynaha u raacaya Brusells oo u badan Shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Shaqaalaha iyo howl wadeenada Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa buuxiyay Liiska Wafdigii Dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka 16 ka bishan ka dhacaya Magaalada Brusells ee dalka Beljamka, iyadoo xubnaha ku qoran Liiska Wafdiga marka laga reebo 5 xubnood inta kale ay wataan baasabooro ajanabi ah, waxaase la yaab leh in Haweenayda Arrimaha Dibadda u qaabilsan Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji weli ku safrayso baasaboorkeda British sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa isna weli qaadan Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya wuxu kusafraa British baasaboor Inta Xubnood ee haysata Baasaboorka Soomaalida waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh, Kamaal oo Agaasimaha Madaxtooyada ah, Faarax C/qaadir oo Wasiiro Dowlaha Madaxtooyada ah, Shadoor oo Camermanka Madaxweynaha ah. Sidoo kale waxaa cajiib ah in marka laga reebo Labada Wasiir iyo Wasiiro Dowlaha inta kale ee Shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha aan wax shaqo ah ku lahayn ama aysan kaalin ku lahayn shirka balse laga yaabo dad kaalin ka qaadan lahaayan shirka laga soo tagay boosaskoodana kuwa tirada badan la soo geliyay. Aqrii Liiska 1 H.E Hassan Sheikh Mohamoud President ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali’, 2 H.E Fawzia V.H. Adam DPM/MFA ./ ./ ./ ./ ./ British 3 H.E Mohamoud Suleyman MoFP .Wasiirka Maaliyada/ ./ ./ ./ ./ British 4 H.E Farah Sheikh Abdulkadir State Minister ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali 5 Kamaludin D. Hassan Chief of Staff ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali 6 Awes Haji Yusuf Chief, Policy Unit ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali 7 Ahmed Ainte Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British 8 Hussein Qasim Yusuf Deputy Chief of Staff ./ ./ ./ ./ ./ Dip. Somali ! 9 Abdirahman Sheikh -Issa National Security Advisor ./ ./ ./ ./ ./ Canadian 10 Abdi Aden Dirie Sr. Advisor to the PM ./ ./ ./ ./ ./ USA 11 Ismail Jimale Sr. Advisor to President ./ 0 [R] [KJ 0 Netherlands 12 Ali Sharif Ahmed Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British 13 Ibrahim Sheikh Muhudin Chief Protocol ./ ./ ./ ./ ./ British 14 Abdirizak Hassan Sr. Advisor to the PM ./ [RI [R] [KJ 0 USA 15 Ahmed Haji Abdullahi Sr. Advisor to MoFP ./ [RI [KJ [RI 0 Canadian 16 Abdirahman Sharif Sr. Advisor to MoFP ./ [RI [R] [RI 0 British 17 Sadiq A. Farah g7 focal point ./ [RI [RJ 0 0 USA 18 Abdirahman Omar Osman Sr. Advisor to President ./ ./ ./ ./ ./ British 19 Shador Haji Mohamud Cameraman ./ ./ ./ ./ ./ Serv- Somali 20 Abdirahman Aden Osman PA to the President ./ ./ ./ ./ ./ Serv- Somali 21 Malik Abdalla Comm Director [RJ [R] [R] ./ ./ USA 22 Khadra A. Dualeh Chief of Staff to the DPM ./ ./ ./ ./ ./ USA 23 Abdifitah Mohamed Protocol to the DPM ./ ./ ./ ./ ./ Norwagian
Posted on: Thu, 12 Sep 2013 06:44:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015