America iyo Russia waxay ku heshiiyeen wax ka qabashada qadiyadda - TopicsExpress



          

America iyo Russia waxay ku heshiiyeen wax ka qabashada qadiyadda Syria oo ay u kulmi rabaan goor dhow labada wasiir arrimo dibadeed, Dhanka kale waxay isku khilaafeen arrinta Edward Snowden oo xitaa sababtay in Barrack Obama uu joojiyo kulan ay u ballansanayeen isaga iyo Madaxweynaha Russia Vladimir Putin, waliba sidoo kale madax sare oo ka tirsan xisbiga hadda taliya ayaa sheegay in Putin uu yahay sida ciyaal school oo kale. Labadan wadan hadda xiroorkooda ma wanagsana, marka laga reebo arrimaha Syria.
Posted on: Sat, 10 Aug 2013 11:11:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015