Aniga oo ah Mohamed Abdullahi Geeljire isla markaana ah wakiilka - TopicsExpress



          

Aniga oo ah Mohamed Abdullahi Geeljire isla markaana ah wakiilka sheekh Jaamac Axmed Maxamed waxaan halkan ku caddaynayaa inaan ku wareejiyey sheekh Jaamac Axmed Maxamed deeq lacag ah oo dhan $700.00 (Todoba Boqol oo dollar) Deeqdaas oo ay soo direen urur samafal oo la yiraahdo Muuqaal Development Organization. Alle ayaa mahad leh waanu u mahadcelinaynaa gudoomiyaha ururka muuqaal Development Organization iyo xubnaha ka qayb qaatay deeqdanba
Posted on: Thu, 30 Oct 2014 06:51:46 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015