Aroos Layaab leh oo Shalay ka dhacay degmada Xararad ee Dalka - TopicsExpress



          

Aroos Layaab leh oo Shalay ka dhacay degmada Xararad ee Dalka Somalia Nin Ayaa Hal Mar isla Guursaday Laba Gabdhood iyado Labada Gabdhood eey Sheegeen Mid Waliba iney ku Qanacsantahay Guurkeeda eyna isugu Hambalyeeyen Arooskoda Daawo Muuqalka Arooskan Cajiibka ah, FG: inta Somalida Qurbaha ay ku mashquul sanyihin Romantic iyo Qabyaalad Ragii dalka Joogay Raxmad eeka dhargeen lol. for more like this page Somali247 Ila Qosol
Posted on: Wed, 10 Dec 2014 01:15:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015