Asalamu Caleykum Walaal, ka soo qeyb-gal, muxaadaro iyo - TopicsExpress



          

Asalamu Caleykum Walaal, ka soo qeyb-gal, muxaadaro iyo doodwadaag halkudhagoodu yahay "Ma ahaan karaa Somali, iswiidhish ah oo muslim ah??" Waxaa noo soo jeedin doonaan, Culumada kala ah: Sh. Abdirahman Sharif & Sh. Ahmed Tajir, oo naga soo booqday: Minneapolis, Minnesota/USA. Axadda 22/9, saacadda: 16:30 & Rinkeby Folkets Hus, insha Allah. ************ På söndag får besök av två imamer från Minneapolis, Minnesota/USA.
Posted on: Fri, 20 Sep 2013 21:38:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015