BASHAAL TIME !!! DAAWO Video:- Essien,Adebayor, Ballack iyo Cisse - TopicsExpress



          

BASHAAL TIME !!! DAAWO Video:- Essien,Adebayor, Ballack iyo Cisse oo qoob ka ciyaara dheelaya Horyaalada reer yurub ayaa wali ku jira xiliga fasaxa laakiin xidigaha ayaa ku jira bashaal caadi ah. Show cajiib ahaaa oo ka dhacay magaalada Accra ee wadanka Ghana ayaa waxaa ka soo muuqday iyagoo qoob ka ciyaar sameynaya xidigaha Emmanuel Adebayor, Djibril Cisse, Michael Ballack iyo Michael Essien. Hadaba halkaan ka daawo show-ga. DAAWO SHO WANAAGSAN youtube/watch?v=2bU2UN8xY2M&feature=player_embedded#at=67 #JABRA
Posted on: Thu, 20 Jun 2013 17:42:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015