BISSMILLAH CIID MUBARAK WSC DADWEYNAHA JSL mamulka XAMAR EE hoos - TopicsExpress



          

BISSMILLAH CIID MUBARAK WSC DADWEYNAHA JSL mamulka XAMAR EE hoos taga african unionka iyo UNka amisom soomala oo ku magacaban yahay xassan islaax xamr fadhiya ee saxiibtinimada dhow ee aadka oo fican laa leh siiloonyo iyo sariflaha dhagarrshiil iyo xirsi killdhi ee dee xidhiidhka tel maalin kasta sadex ilaa afar jeer kula so xidhiidha hargeisa xaruunta qaranka jsl waxa oo sii xoog leh Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo Sidooda ay qaybb kaa noqoto amisom soomla oo kale Hadaba iyagoo ay hawshaasi u taala Madaxda amisom Soomaliya waxay ka doorbiday in oo mudnaanta siiyo in marka hore inta aanay waxba kaa qaban dhiibta wadankoda taala in ay Soomaliland salaanka ka soo tuuraan oo ay dhulka soo dhigaan si ay ula mid noqdaan ama uga hoos maraan iyaga oo isticmaalaya tabo badan xamar iyo amisom soomala ay dhafto horayso oo wadankan J. soomaliland laga jaro xidhiidhka iyo macaamilka ay la leedahay Beesha Caalamka iyo in albaab kasta layska hortaago si looga dhigo Go’doon si ay xamar oo hoos yimadan wadahadaladii u socday, Qorshaha waxa kula jira wadamo kale oo ka soo hor jeeda Go’ooni isu taaga Somaliland.waa dictator jibouti ay siiloonyo sarifflaha dhaggarshiil shuurakada yihiin maanta waxa sida ninkaa saboolka ah ka dhigan Soomaaliya oo beesha Caalamka ka rabta in lagu taageero waxyeelaynta burburinta j.Somaalilnad oo noqotay reer amisom soomala mudananta kowad oo laa iska indha tiiro dhiibta wadankoda taala . yaa ku gacan qabanaya burburka wadankeena waa siiloonyo iyo sarifflaha dhaggarshiil iyo xirsi killdhe oo lacago badan laa horr dhigay billions USD iyo billions USD oo ruun aah maha dacaayad WA WAX JIIRA
Posted on: Sun, 11 Aug 2013 14:10:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015