Bisha inagu soo aadan October 5 teeda waxaa ay xukuumadu ku qaban - TopicsExpress



          

Bisha inagu soo aadan October 5 teeda waxaa ay xukuumadu ku qaban doontaa magaalada Muqdisho shir dib u heshiisiineed oo ay iskugu iman doonaan maamulka Jubba iyo dhamaan dhinacyadii gacan ka hadaka ku dhax maray magaalda Kismaayo bilihi ina soo dhaafay, sidoo kale waxaa ka soo qayb gali doona dhamaan beelaha daga Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa shirka kan lagu dhameestirayaa heshiiskii Addis Ababa. Xukuumadu waxaa ay dadaal ugu jirtaa in aanu mar kale dhiig inooga daadan Jubooyinka iyo gobolada kale ee dalkaba. Waxaana ku rajawaynahay in ay shirkaas natiijo fiican ka soo baxi doonto.
Posted on: Tue, 17 Sep 2013 12:21:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015