{Bismila raxmani raxiim}tani wa robdonkii ree banii israa - TopicsExpress



          

{Bismila raxmani raxiim}tani wa robdonkii ree banii israa iil}wagii nabi muse ree bani isra iil waxa kudhacaday abar aad udaran dadkii oo dhana waxay uyimaden nebi musa waxana ay kuyirahden nebigii alle uu la hadlayow ilahey nobari inuu nawarabiyo waxa la isugu sobaxay mel banan oo aad uweyn iyaga oo dhan 70,000 oo qofod ama kasii badan wa uu dhex istagay nebi musa Cs isaga oo duceynayo oo leh ilahayow nawarabi ilahayow naxariistada nasii ilahayow nogu naxariiso ilmaha hoyada nugayo iyo xolaha iyo duqowda rukucsan sababtoda samadii waba sii engagtay qalashay qoraxdiina aad ayey usii kululataa nebi nusa Cs waxa uu yiri ilahayow nawarabi ilahay sw aya kuyiri nebi muse Cs siden idiin warabiya iyado uu idinku dhexjiro adoon i casinayey mudo 40 sano ah dadka udhawaq ilaa uu idinka dhexbaxo adonkas icasinayo sababtiisayaan robka idiinkugu diiday nebi musa Cs dadkii ayu kor ugu dhawaqay waxana uu yiri adoonka casiga ahoow ee muda 40 sano alle casinayow naga dhexbax sababtada aya robka nalogu diiday e adonkii casiga aha waxa uu fiiriyay midigtiisa iyo bidaxdiisa ma usan arkin qof kadhex baxo dadkii waxana uu ogaday in qofka lashegayo asaga uu yahay wuxuna isyiri hadii aad baxdo waxan oo dad ah oo ku arkayo wad ku cebobeysa ree bani isra iil dhexdoda hadad iska dhex fadhidana robkii ayan sababtada ku imaneynin aad ayu umurugoday waana uu ooyay madaxiisa ayu kudabolay maradiisa isaga oo kashaleynayo waxa uu sameyay oo alle casintiisa ah wuxuna yiri ilahayow saydkeygiyow waxan ku casiyay 40sano wadna iqarineysay 40sano wadna isugtay oo ima aadan qaban hada ayan ku danbi dhafweydisanaya kuna towbad kenay ee iga towbad aqbal intas isagon waliba dhaneynin darur cad aya cirki isku qabsatay kadibna ayey robeysay rob badan oo qof kasta meshiisa ka cabay inta gacmahiisa horsaday nebi musa Cs aad iyo aad ayu uyabay wuxuna yiri ilahayow wad nawarabisay qof naga dhexbaxayna majirin ilahay aya waxaa uu yiri ninki an marki hore sababtisa robka idinkugu diiday ayan hada sababtis idinku warabiyay oo waa iitobad kenay wana ibaryay wana udanbi dhafay dabi dhafkisa dartis ayadna kuheshen robka nebi musa Cs waxa uu yiri ilahayo itus adonkas kuso noqday ee rababtisa nagula warabiyay ilahey waxa uu yiri musow ma aanan cebeynin mana idintusin adonkas marka uu icasinayey hada oo uu ii soo noqday siden idiintusa ilahayow naga dhig adomadad aad udanbi dhafto kana towbad aqbasha }amiin amiin amiin }وألسلأم عليكم
Posted on: Sun, 01 Dec 2013 05:23:33 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015