CAWA IYO MUCASHAQIINTA JACAYLKU LA HARAY wax yar an xuso - TopicsExpress



          

CAWA IYO MUCASHAQIINTA JACAYLKU LA HARAY wax yar an xuso qormoyinkaygi hore cawa ana dhanbal yara u diro mucashaqinta .............. waa maxay jacayl.....? jacaylka wa shay qaali ah oo ku lamansan jiritaanka nolosha adanaha, jacayl maaha wax laga maarmi karo, magaca uu wato ayaad ka garan kartaa, oo qof walbe ayaa wax uun jacayl, hadaba lixdan xaraf ani waxan ku qiyasay sidan... j.... jahwarer a.... amakaaag c....calacal a...anfariir y... yaab l... luul.. haye adinkana wan arkayna bal waxad ka kentan tan kale qof walbe oo qof jecel hadu ku jecel yhy waxba ha isku hawlin wuu ku imanaya haduisan ku jeclayna hadaba ku fakar inad jacayl kale samaysato waqtina sii u kuso laban karo qofka aad jecshahahy,,,,,,,,,,, lolzzz hadaba an u gudbo afka qalaad ee .......LOVE.... hadaba qof walbe oo wax jecel aya ku mashqula erayga LOVE.. ama jcyl madama u yahay wax qofka maskaxdisa ku wayn hadaba love an qiimeyo asna l.....lack of pleasure{ama farxad la an o....ocean of madness{ama bada murugada v...vellay of death{ama dooxada dhimashada e...End of live{ama dhamaadka nolosha .. thx lamanayasha wax jacayl intas waxa fahmi kara qof wax jecell ama aqli leh qof walbe ma fahmi karo lolzzzzzzzzz thx again guyz tym ayaan cawa hurey hhhhhh lolz
Posted on: Thu, 12 Sep 2013 19:57:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015