Caaasimada uganda ee kampala oo tiraba cawa iyo habeeno hore bilaa - TopicsExpress



          

Caaasimada uganda ee kampala oo tiraba cawa iyo habeeno hore bilaa laydha ?! waa mxy sababtu waxa weeye dalka uganda waxa uu caan ku yhy roobka waa dal grean ah dabkana wxy kasameyaan waxa ku yaaala harada africa uu wayn victoria la yidha taas daadad waa wayni kusoo rogmadeen oo dhaaftay sea lebalki loogu talo galay dhaaftay nimco waliba nusqaan leh noo soo duceeya loptop dab ma leh mobil hadalkiisa daaa swich of ka badan bye bye
Posted on: Fri, 08 Nov 2013 17:10:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015