Cadaado iyo Ximan Xeeb waa maamul ka tirsan Soomaaliya. Dowladda - TopicsExpress



          

Cadaado iyo Ximan Xeeb waa maamul ka tirsan Soomaaliya. Dowladda Federaalka ah xaq ayaan ugu leennahay in ay war sugan naga siiso waxa ka socda Cadaado iyo kaalinta ay iyadu ku leedahay. Iyo weliba waxa ay ka damacsan tahay Xasan Daahir Aweys oo la sheegay in uu halkaa joogo. Ma la qabtay? Ma isagaa is dhiibay ama yimid? Yaa kale oo Shabaab ah oo la socda?Haddii kale waxay dadku ku khasbanaanayaan in qof waliba rumeysto wararka isgarab yaacaya ee is burinaya midkuu doono.
Posted on: Thu, 27 Jun 2013 07:47:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015