Caruur dharagtay wayeel maoga gaajaduuqabo casharkaan ugadan - TopicsExpress



          

Caruur dharagtay wayeel maoga gaajaduuqabo casharkaan ugadan leeyahayna waan idin dareensiine cumar iyo cismaan iyo ciise ceeb lasooshire caanaha nabada lagu cabaayaa ucuntami waayay calankaa cajabiyay iyo ciida nabada ah cirbagooye dagaal ah baysoo wadaan iyo waxaan cidi kafiigayne cagtooy ibixi ruuxaan cashar dhigi karayn hadhaho waalays cunayaaye cayaar calankaa laysugu yimi iyo ciida hoostaale cidninkaan iska celin karayn noow siiscaraw galabta
Posted on: Sun, 04 Aug 2013 04:20:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015