Cecafa cup wuxuu bilabanayaa 27 bishaan waxaan laciyaari donaa - TopicsExpress



          

Cecafa cup wuxuu bilabanayaa 27 bishaan waxaan laciyaari donaa zambia xirirka cubada cagta somalia waa mid ku dhisan qabyalad waxayna mar walba noo soohoyiyaan qaracan magac xumo maba ahan dad wadaniyiin ah,waayo mafiirinayaan xirfada ciyaartoyda ee hal qabiil ayaa la soo aruurinayaa kadibna waxaa la oronayaa waa national team hadii an somali nahay fadlan arintaa wax halaga qabto somalidana waa kuceeb adunkuna way naga faidaysanayaan
Posted on: Sat, 16 Nov 2013 09:59:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015