Channel ka xawayaanada ka sheekeeya ee NAT GEO WILD markii aan - TopicsExpress



          

Channel ka xawayaanada ka sheekeeya ee NAT GEO WILD markii aan daawaday aad ayaan u yaxyaxay sida noloshan loogu kala sareeyo iyo sida libaaxu uu u yahay caqabad jaahil ah oo nolol iyo nabadba u diiday duur joogta,Marka aan Chanel kaas daawanayo waxaan dareemaa inaan ku noolahay duni la is dilo oo la is cabiidsado,Waxaa la yaab leh habka markii horeba dunida ay u samaysan tahay,Waxaan arkay Jaahilkii libaax ahaa oo cunaha ku dhagaya deero yar oo hooyadii dhashayna ay carabka marmarinayso deeradii yareyd oo naf baxaysa..ANIGA qof ahaan waxaan jeclaan lahaa in ay dunidu ahaato mid aan noole noole kale naftiisa lagu casuumin ee si siman in loo noolaado oo nabad ah..Waa la yaab waxaan arkay Libaax cunaya dameer farow yar oo hooyadii dhashayna ay meel u dhaw ka daawanayso iyadoo markhaati ka ah cunugii ay dhashay oo Mid ka xoog badan horteeda ku cunayo. Waxaan leeyahay duur joogta Nabad baan idiin rajeeyey
Posted on: Sun, 15 Sep 2013 09:08:51 +0000

Trending Topics



a>
I have an idea! Since so many profess that they would rather work,
Changemakers: cercasi talenti pronti a cambiare il mondo
TOP 10 KẺ HAY LÉN LÚT VÀO TƯỜNG BẠN :3 No1: :3 [ 2902
At the end of last week we heard a story where a young BUYER

Recently Viewed Topics




© 2015