DEG DEG: QOWLAYSATADA ALSHABAAB OO LABO DHALINYARAHA - TopicsExpress



          

DEG DEG: QOWLAYSATADA ALSHABAAB OO LABO DHALINYARAHA QAFAALATEY shayaadiinta dhiigyacabka ah ee alshabaab ayaa maanta waxay wadada ugaleen gaadhi shacab leeyahay oo sidey qaad kana soo dhaqaaqey dhoobley asagoo kusii jeedey afmadow halkaas oo ay alshabaab ugaleen tuulada lagu magacaabo MAGAR kalana dageen labo dhalinyaro ah kadibna dab qabadsiiyeen gaarigii iyo hantidii saareyd oo idil illaa haddana lama garanayo meel ay uqaadeen. dhanka kale islama markiiba waxaa gaarey meesha ilaa hadana kudaba jira ciidamada xaq udirirka JUBBALAND... JUBBALAND STATE OF SOMALIA JOIN US Dhalinyarada jubbaland state of somalia
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 14:50:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015