DEG DEG : waxaa maanta Magaalada kismayo dib ugu soo laabtay - TopicsExpress



          

DEG DEG : waxaa maanta Magaalada kismayo dib ugu soo laabtay Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed maxamed Islaan ( Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayay oo baryihii ugu dambeyay Safar Shaqo ah Ku maqnaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya Wafdigan ayaa markii ay ka soo dageen garoonka Diyaaradaha Ka soo dageen waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweyne Kuxigeenka C/laahi Sheekh ismaaciil ( Fartaag ) iyo xubno kale mid ah maamulka jubbaland Sawirada Wafdigan iyo qaabkii loo soo dhaweeyay waxaad ka daa wataa dhanaan
Posted on: Wed, 12 Jun 2013 11:15:15 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015