DOOD FURAN! Maamulka Puntland shalay wuxuu dib u celiyey markab - TopicsExpress



          

DOOD FURAN! Maamulka Puntland shalay wuxuu dib u celiyey markab wada deeq raashin ah oo ka timid Turkiga, soona martay xarunta dawladda Soomaaliya ee Muqdisho isla markaana ay DFS soo qoondeeysay degmooyinkii lasiinlahaa raashinka kuwaas oo ka tirsan dhulka Puntland maamusho iyadoo aan Puntland waxba lagala socodsiin hawlaha deeqdaas sida la sheegey, taasi waxay keentay in Puntland markabkii ka saarto dekadda Bosaso oo dib loogu celiyo Muqdisho. Hadaba: 1... Puntland ma ku saxantahay inay Celiso macaawino loo waday dad gaajeysan? 2... Dawladda Federaalkuse in meel maamul ka jiro ay markab isagasoo dirto iyadoon cidna la socodsiin sida Puntland hadalkeeda ku tiri sidee baad u aragtaa?
Posted on: Sun, 11 Aug 2013 11:04:39 +0000

Trending Topics



tyle="min-height:30px;">
Recently ive been meditating upon the prevalent effect of language
A plane was about to crash & dere were only 4 parachutes in d

Recently Viewed Topics




© 2015