Dardaran, Ilaahey ha ku siiyo cilmi wax anfaca✔ towbad nasuux - TopicsExpress



          

Dardaran, Ilaahey ha ku siiyo cilmi wax anfaca✔ towbad nasuux ah✅ risqi wanaagsan󾦈 camal la aqbalo 🚔caafimaad buuxa raxmad alle dambi dhaaf hanuun dheeraad ah󾆟 mustaqbal wanagsan ka cab xawdka nabiga s.c.w ilaahey ha ku naxariisto haku siiyo janada tan la dhamaaneynin la cajiseyn✅.kitab kaaga midigta alle hakaa siiyo jidka siraad kuwa sida biriqa ku mara alle hakaa dhigo xuural ceyn hakuu adeegto adiga iyo shuhadadii bader janada ku kulma saadiqiintii iyo saalixiintii ku dhex sheekeysta casharal mubashiriintii macoodi alle ha kaa dhigo
Posted on: Mon, 24 Jun 2013 19:21:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015