Dux aduunyo laga waa walee waa ku daal uune waxa Diifta kaa reebi - TopicsExpress



          

Dux aduunyo laga waa walee waa ku daal uune waxa Diifta kaa reebi kara waa janniyo dooge Rabow dacal hanaga marin adaa daayinoo weyne #aamiin_aamiin ilma #adam Aduunyay ku dawakheen Balse aduunyo aakhiro marka loo eego waa wax yar sida in badan rabi #Quraanka_kariimka ah inoogu sheegay waynu ognahay balse shaydaan ayaa jidka inoogu jira si uu inoo weydaariyo wanaaga ! Ilaahow #khaatumada noo hagaaji By: walaalkiin #Idiris_ibnu_Hashi
Posted on: Tue, 26 Nov 2013 08:47:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015