FAQIIR NIMADA MA AHAN INAA LACAG HEYSAN EE WAA IN AADAN HEYSAN - TopicsExpress



          

FAQIIR NIMADA MA AHAN INAA LACAG HEYSAN EE WAA IN AADAN HEYSAN ALLE, QOFKA FAQIIRKA EH WAA KII ALLIHI ABUURAY KA TAGAY maalin ayaa aabo taajir (maal qabeen ah) gabartiisa isku raaceen safar....... waxuuna rabay inuu tuso! darajada ugu hooseyso ee faqiirtinimada..... Waxey joogeen beer dad faqiir ah iska leh. markey guriga ku soo laabteen, aabaha ayaa weydiyey gabartiisa, "ma aragtay sida ey faqiir u yihiin? maxaad kasoo baratay?" Gabartii waxey dhahday.. "anaga pool (bargada lagu dabaasho) ayaan leenahay ayigane webi ayey heystaan. anaga waxaan heysanaa feynuus (nal) ayigane dayaxa ayaa ifiyo. anaga cuntada waan gadanaa! lkn ayaga wey beertaan. anaga darbi ayaa lee nahay oo na difaaco lkn ayigane saaxiibo ayey leyihiin...... anaga waxaan aqrinaayo encyclopedias (meel wax laga aqristo sida wikipedia,INTERNETKA موسوعات), lkn ayiga waxey heystaan quranKA, kadibna aabaha waxuu ku daray! mahadsanid aabo maadaamo aad i tustay sida aan faqiir u nahay!.......... E.g.. Ma ahan iney lacag iney kaa dhigeyso taajir ama ey ku gaarsiineyso heersare (darajo sare), waa garasho iyo alle inaad talo saaratit ----------ADMIN zaki------
Posted on: Tue, 30 Jul 2013 07:53:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015