Filo:Sheekh Abuu Zubeyr Oo Jeediyay Kalimad Muhiim Ah. Eng ahmed - TopicsExpress



          

Filo:Sheekh Abuu Zubeyr Oo Jeediyay Kalimad Muhiim Ah. Eng ahmed abdullaahi mohamud si toos ah u dhageyso waqti dhow Hoggaamiyaha Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo ku saabsan duulaankii ay ciidanka mujaahidiinta dhawaan ku qaadeen magaalada Nairobi. Abuu Zubeyr oo kalimaddiisa la dhageysan karo qadar 9-daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ayaa ciidanka xarakada uga mahad celiyay dagaalk howlgalada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya oo ay kula dagaalamayaan gumeystaha shisheeye. Kalimadda Abuu Zubeyr waxay taabanaysaa dhinacyo badan gaar ahaan Kenya oo dhanka ammaanka,Melleteriga iyo dhaqaalaha uga hadli doono.
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 11:57:35 +0000

Trending Topics



ar Desh me Gunjega ab Ya Rasoolallah ∗ Sadagi Emaan Ka Hissa

Recently Viewed Topics




© 2015