Gabar yar ayaa markay Schoolka ka soo noqotay, Hooyadeed ku tiri, - TopicsExpress



          

Gabar yar ayaa markay Schoolka ka soo noqotay, Hooyadeed ku tiri, "Hooyo macalinka wax aanan sameyn ayuu ii ciqaabay maanta". Hooyadi ayaa qeylo ku dhufatay oo Macalinki Caay u qabatay kuna dhaaratay inay u tageyso macalinka oo toos ula hadli doonto. Hadhaw bay gabadhi yareyd iska weydiisay, "oo muxuu ahaa waxa aadan sameyn ee uu kuu garaacay? Gabadhi ayaa tiri, "Shaqadeydi Guriga ee la ii diray!!" (Homework).
Posted on: Mon, 16 Sep 2013 15:24:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015