Gabay giii abuzubeyr ee kusaab sanaa west gate AMA badrul Nairobi - TopicsExpress



          

Gabay giii abuzubeyr ee kusaab sanaa west gate AMA badrul Nairobi niman yahoow gantaalada subkee gamaska dhiigaystay.niman yahoow galka iyo seefta yiri gees ukala leexda.niman yahoow sidii owr gur gur ah caynku gu I waayey. Niman yahoow garbaha buux sadee raray gadaan kooda. Niman yahoow gadoodiga bartiyo galow lasoo jeedka.niman yan yahoow habeenkii gudee guura bahaleeya.niman yahoow sariir lagu gam iyo Gogol kadheeraaday.niman yahoow gur yaha diiday iyo gaari lalaseexdo. Ninman yahoow gashiin kii Ka go ay koos wax lagu qaato niman yahoow maguur tada xusksle galiyey taariikhda. Niman yahoow go aan saday in ayn godobtii duugoobin. Intaas ayaa noo suuragashay
Posted on: Fri, 27 Sep 2013 17:11:59 +0000

© 2015