#Genel Energy to resume oil & gas explorations in #Somaliland - TopicsExpress



          

#Genel Energy to resume oil & gas explorations in #Somaliland following a meeting in #Hargeisa between Somaliland President Silanyo and Tony #Hayward today:- After the meeting the President, Genel Energy CEO Tony Hayward said “I and my team come to Hargeisa today to reassure His Excellency President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) and his ministers of our commitments to Somaliland, we have invest over 34 million dollars and we intend on continuing to pursue our work program here in Somaliland and with luck and good fortune we hope to find Gas and Oil for the benefits of each and every one in Somaliland. “We have had very constructive and sustainable dialogue with the President and his ministerial team about how we can progress our work in Somaliland. Speaking for Somaliland Government Hon. Hussein Dualeh, Minister of Energy and Minerals said: “We are pleased to receive Mr Hayward and his Genel team back to Hargeisa. As this visit proves, Genel is committed to operating in Somaliland, it is here to stay and find oil for the benefit of the Somaliland people and its shareholders. The Somaliland government is committed to working closely with Genel Energy to help facilitate and the continued success of this important national project. Somaliland is an island of peace in a difficult region. The government has worked hard to ensure security and protect the country’s borders. The Government has taken bold steps to protect and take full ownership to ensure the success of the exploration effort and we shall work with our partners we shall embark on a major public awareness and engagement with the community and to establish a security protective force to protect to ensure the safety of expatriates while executing their operation before any major operation begins. #Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo Oo Qaabilay #Shirkadda Genel Energy oo dalka dib ugu soo laabatay:- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta shirkaddii Sahaminta shidaalka ka waday gudaha Somaliland ee GENEL ENERGY. Kulankan oo muddo saacado ah qaatay ayaa waxaa lagaga wada hadlay sidii loo sii wadi lahaa wada shaqayntii buuxday ee ka dhexaysay dawladda Somaliland iyo shirkadda GENEL ENERGY, kulankaana waxaa si weyn la isugu afgartay waxyaabahii la isku afgartay. Markii kulankaasi dhamaaday waxaa si wada jir ah saxaafadda ula hadlay Wasiirada wasaaradaha arimaha dibada, macdanta iyo tamarta iyo maamulaha shirkadda GENEL ENERGY Mr Tony Haward, waxana ay si rasmi ah daboolka uga qaadeen in shirkadaasi dhinaca sahaminta shidaalku ay si joogto ah dalka uga sii wadi doonto hawlihii dhinaca sahaminta ee ay wadday. Md. Xuseen Cabdi Ducaale Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in wadahadaladii midho dhalka ahaa ee u socday dawladda somaliland iyo shirkadaasi ay guul ku soo gebageboobeen dibna ay u sii ambaqaadi doonto shirkaddu fulinta heshiiskii ay la gashay Somaliland. Mr Tony Haward madaxa shirkadda GENEL ENERGY oo isna halkaasi hadal ka soo jeediyey ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay dib ugu soo noqoshada Somaliland, shirkaduna ay dib u bilaabi doonto hawlihii dhinaca sahaminta shidaalka ee ay ka waday dalka. Madaxa shirkadda GENEL ENERGY waxa uu sheegay inuu aad u soo dhoweynayo is afgaradka dhexmaray shirkadiisa iyo dawladda Somaliland iyo kulanka ay maanta la yeesheen madaxweynaha Somaliland oo uu ku tilmaamay kulan muhiim u ahaa labada dhinac. Ugu dambayntiina Wasiirka wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ballanqaadayso wada shaqayn buuxda oo ay la samayn doonto Shirkaddan GENEL ENERGY ee ku hawlan sahaminta shidaalka ee Somaliland. Kulankan waxa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Saylici, Wasiirrada Arrimaha dibada, macdanta,Arrimaha Gudaha iyo masuuliyiin kale.
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 22:36:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015