Hadaan baladweyne gaaro hadaan baydhaba u baqoolo hadaan buuhoodle - TopicsExpress



          

Hadaan baladweyne gaaro hadaan baydhaba u baqoolo hadaan buuhoodle iyo barbara orad aan ku gaaro burtinle iyo baladki xaawo hadaan beerihii janaale barri booqasho ku gaaro dhulkayga wada barwaaqoo walee bilicdiisa lama gaaro dadkeygaa gaabiyaye dalkeyga imuusan gabin dadkiisa nimuusan kaabin walee duli kama baxee dadkeygow seed rabtaan muxuu damaciinu yahay dagaalkaan joogtada ah damiir xumadaan dhamaan dadkeygow mayska deysaan miyaad nabad doorataan
Posted on: Mon, 09 Sep 2013 15:44:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015