Illo Xog Ogaal oo ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa Shabakadda - TopicsExpress



          

Illo Xog Ogaal oo ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa Shabakadda xaqiijiyay in Xukuumadda Somalia ay heshay Xog ku aadan in Yusuf Garaad uu qas ka daba wado Xukuumadda isaga oona adeegsanayo Hab beeleed. Yusuf Garaad, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Siyaasadiisu uu kusoo koobay inuu garab istaago Beesha uu ka soo jeedo, waxa ayna Xogta sheegeysaa inuu dabada ka riixaayo Yusu Indha Cadde oo iminka Ciiddamo ku dhow 300 ku dhex leh Magaalladda Muqdisho kuwaasoo qaabilsan qaska Magaalladda. Dhanka kale, Yusuf Garaad ayaa waxaa lagu soo waramayaa in maalin waliba ku dhawaad Saddax Mar la hadlo Yusuf Indha Cadde, isagoona lagu eedeeyay inuu usii xuubsiibanaayo dib usoo celinta Colaadaha Somalia ka taagnaan jiray, waxaana lagu xasuustaa in xiligii uu BBC-da ka shaqeyn jira la safan jiray Beelaha uu kasoo jeedo. Yusuf Garad, ayaa waxaa la sheegayaa inuu gacanta k
Posted on: Sun, 28 Jul 2013 04:56:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015