In the down moment is when you discover who you are. Marka dhibku - TopicsExpress



          

In the down moment is when you discover who you are. Marka dhibku ku haysto ama aad liidato waa marka aad ogaanayso qofka aad tahay. Duruuftu dadnima ayay ku bartaa...Videogaan si fiican u dhuuf sida ninkaan uu isagu dayay meel Media ah in uu shaqo ka helo iyo inta jeer uu ku laabtay, isagoo leh, Sir waxaan u soo laabtay waxaa laga yaabaa in qof shaqada is ruqseeyay, ama la buriyay, amaba uu geeriyooday ilaa markii danbe uu helo shaqada.
Posted on: Sat, 07 Sep 2013 15:16:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015