Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun waa wareeysigii oogu - TopicsExpress



          

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun waa wareeysigii oogu dambeeyay ee shalay laga qaaday saado cali warsame oo maanta lagu dilay magaalada muqdisho. Allah baa wax hanuuniya balse saado cali waxay ahayd hooyo somaliyed oo muslim ah isla markaana aanan ahayn qof qabiilista ah balse waxay ahayd qof daacad u ah dadkeeda iyo dalkeeda. Allah u naxariisto saado cali iyo inta muslimiin ah oo dhan. Waxaa nasiib daro ah iney jiraan dad leh yaanan laga naxin saado cali warsame balse waxaan leenahay saado cali waxay ahayd hooyo somaliyed oo muslimad ah waxaana dhici karta iney Allah aktiisa ka fiicantahay kumanaan muslimiin sheegta maanta. Allahna waa naxariis badane dambi dhaaf badan. Waxaan Allah u weeydinay saado cali inuu oogu naxariisto bishan ramadan iyo iney dishay gacan ka xaqdaran. Waxaan kale oo aan tacsi toos ah u dirayaa caruurtii iyo ehelkii saado cali warsame iyo dhamaan somalida.
Posted on: Fri, 25 Jul 2014 02:04:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015