Jidwaaq Bakaaro Nabi muuse ayaa hada kahor wuxuu layaabay - TopicsExpress



          

Jidwaaq Bakaaro Nabi muuse ayaa hada kahor wuxuu layaabay Nimcooyinka uu siiyay ilaahay gadib ayuu wuxuu damcay inuu ilaahay abalkiisa gudo wuxuuna dhahay ilaahaow ii sheeg qaab aan ku gudi karo abaalkaaga markaas ayuu ilaahay dhahay aniga abaalkega magudi kartid lkn waxaan kuu sheegayaa Inee jirto erey aniga i farax galinaaya ereygaasna wuxuuna ka ween ween yahay waxa aduunka saaran dhan waana ereyga ah LAA XAWLOA WALA QUWWATA ILLAA BILLAH Marka ilaahay abaalkiisa mala gudi karo lkn waa ina isku daynaa si aan ereygaan ugu cel celin laheen si ilaahay ugu farxo
Posted on: Fri, 23 Aug 2013 12:58:29 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015