KULAN KU SAABSANAA DIB U DHISKA SOOMAALIYA. Waxaa shalay ka - TopicsExpress



          

KULAN KU SAABSANAA DIB U DHISKA SOOMAALIYA. Waxaa shalay ka dhacay caasimada finland ee Helsinki kulan looga hadlaaye doorka aqoonyahanda soomaalida iyo dib u dhiska somaliya. kulanka waxaa ka soo qeybgalay aqoonyahano soomaali ah oo ka yimid Mareykanka iyo kuwa degan wadankan finland. kulanka waxaa lagu lafa guray qaababka loo wajihi karo waxka qabadaka soomaaliya iyadoo la tixgalinaayo daruufaha amaan iyo kuwa bulshadeeda ee somaliya. kulanka waxaa ka hadlay aqoonyahano ee ka mid yihiin Axmed xiji DR. Haadi iyo Cabdirisaaq iyo kuwa kale. gabangabadii kulanka waxaa la isku waafaqay in la sii wado kulamada noocaan oo kala ah oo looga arinsanaayo somaliya dib u dhiskeeda. Wabilaahi towfiiq
Posted on: Fri, 30 Aug 2013 19:24:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015