Ka qeybgal barnaamijka Dalabaadka iyo Salaamaha ee Radio Bar-kulan - TopicsExpress



          

Ka qeybgal barnaamijka Dalabaadka iyo Salaamaha ee Radio Bar-kulan oo ehelladaada iyo saaxiibbadaa u dir tahniyad dhalasho ama guur iyo salaan. Dalabaadka iyo Salaamaha Bar-kulan wuxuu soo galaa 4-ta galabnimo ee maalin kasta oo Jimce ah. Waxaad ka dhageysan kartaa FM-yada Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo gobollada qaar. Sidoo kale, waxaad naga dhagaysan kartaa dayax-gacmeedka Thicom 5 iyo dhageysiga tooska ah ee barta aan internet-ka ku leenahay oo ah: bar-kulan/listen-live/
Posted on: Fri, 14 Jun 2013 11:02:42 +0000

Trending Topics




© 2015